Daawo:Fadlan Caawi Cabdiwali Ibraahim oo 3 sano Xanuun la ildaran

cabdi

Cabdiwali Ibraahin Jaamac oo kamid ah dhalinyaradda degmadda Caabudwaaq waxaa uu muddo sadex sano ah uu dhinac u yaal layahay xanuunka SONKORTA Waxaa hadda Sonkorta u dheer in jirkiisu uu bararo oo uu dilaaco waxaa walalaha Muslimiinta laga codsanayaa inay soo Caawiyaan.

Kala xiriir Hooyadiis Qamaasho Tel: 00252615954305 Ama 00252615217028
Account: AMAL BANK 10120319687
Account SALAM BANK 30805133

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.