Dhageyso:Cadaado Shirkii Wasiirada Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Gogosha uu ku baaqay Madaxwaynaha Soomaliya

Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ee xarunta Barlamaanka Galmudug waxaana shir gudoominayay madaxweynaha cusub Galmudug Axmed Maxamuud Xasan “Baasto” oo dhawaan Barlamaanka Galmudug ku doorteen Magaalada Cadaado.
Kulankaas ay yeesheen wasiirada Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay wadahadalka markale ku baaqday dowlada Somaliya siloo xaliyo tabashooyinka qaarkamid ah madaxda maamul goboleedyada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.