Daawo:Ciidamadii Jubaland ee ka horyimid Dulmiga Axmed madoobe oo dambi aysan Lahayn dusha laga saaray

jubaland

Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Jubbaland ee Magaalada kismaayo Ayaa Maanta ufariisatay Dhagaysigii 13 Askari Oo Ka Tirsana Ciidamada Jubaland kuwaas markay u adkaysan waayeen Dhibaatada lagu hayo shacabka Jubbaland Gadood sameeyey.

Ciidamadaan Ka tirsan jubaland ayaa labo iyo Toban Kamida ah Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Kismaayo Waxay Kusoo eedesay Inay Ku Heshiiyeen Dambi Khatar Galin Kara Nabad Galyada Iyo Difaaca Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo inay rabeen inay Xukunka katuuraan Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe waa sida ay yiraahdeen .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.