Fadlan Kasoo qayb gala “”Sidee ku noqon kartaa qof dhoola cadeeyo?”. Xalqadii 2aad

talaado

Dhammaan bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaan ogeysiineynaa in uu qabsoomidoono tababarki la inaga sugayey ee ahaa “Sidee ku noqon kartaa qof dhoola cadeeyo?”.
Tababarkani wuxuu ahaan doonaa mid taxane ah.
Taxanaheena 2aad waxaan ku qaaba dhigi doonnaa mowduuc ah: “Adiga iyo Lamaanahaaga” oo loo la jeedo, Sidee ku noqon kartaa qof lamaanihiisa farxad geliya una dhoola caddeeya. Waxaa Marti inoogu ah Ustaad Cusmaan Sheekh Axmed (Qoysbile) oo ah khabiir ka faalooda arrimaha qoyska.
Haddaba si aad qeyb uga noqoto la soo xiriir number-ka hoos ku xusan si laguu diiwaan geliyo..
Ibtasim har iyo habeen waxay u taagantahay inay farxad iyo dhoola cadeen u abuurto qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.