Daawo:Jubaland oo ku gaftay Maamulka koonfurgalbeed iyo Dowlada Soomaliya

Magaalada Kismaayo waxaa kadhacay kulan uu ka qayb galay Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdninuur oo ay kuwaheliyaan Saraakiisha cioidamada kal duwan sida Taliyaha Ciidanka Jubbaland S/guuto Aadan Maxamuud Ibraahim (Goojaar) S/gaas Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) Gaashaanle Sare Sheekh Maxamuud Khaalib, Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland Khaalid Sheekh Cabdullaahi Taliyaha Booliska qaybta Gobolka Jubada Hoose Cabdinaasir Guuleed iyo saraakiil kale ayaa waxaa diirada lagu saarayo Howlgaladda ka socda Magaalada Ksimaayo Gudaheeda.

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdninuur ayaa waxuu Saraakisha Ciidamada usheegay inay Doorasho Madaxwayne kasoocto Magaalada Baydhabo taas oo wasiiro iyo gadiid dowlada Somaliya usoo dirtay.

Dhanka kale waxuu sheegay Wasiirka Amniga jubbaland dowlada Soomaliya ama Cidii kale ee isku dayda inay nagu ciyaaraan talaabo adag baan ka qaadaynaa, waxaa kaloo sheegay Wasiirka Amniga Jubaland hadii Dowlada Soomaliya noola dhaqanto sida Baydhabo waxaan kala hortagynaa Dagaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.