Daawo:Taliyaha Qaybta 60aad oo sheegay inaysan Naqusayn Doorashada koonfurgalbeed

Taliyaha qaybta 60aad Jeneraal Ibraahim Aadan Yarow ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxuu sheegay inay kooxha Argagixisada Shabab kasaareen Deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Bakool ayna sii wadayaan dagaalka ay kula Jiraan Shabab.

Taliyaha qaybta 60aad ayaa waxuu ka hadlay Doorashada kadhici doonta Koonfurgalbeed waxuuna sheegay inaysan doorashada qusayn Ciidamada Xooga dalka Soomaliya  Askarigii ama Sargaalkii lagu arko in tilaabo sharci ah laga qaadayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.