Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2018

wasiir

Muuqaal:Dawladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay hay’adaha in ay xafiisyadooda u soo raraan dalka, ka hor bilowga sanadka 2019-ka

29th August 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo daah furay shirka wadatashiga  hay’daha NGO-yada Caalamiga ah ee mashaaracida horumarineed  ka […]

qamro

Daawo:Khamri Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco

29th August 2018 admin 0

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa lagu Qabtay Khamri tiro badan oo Ciidamada Aminga ay gacan ku dhigeen, dadkii Khamriga watay ayaa maxkamada Magaalada […]

farmajo

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

29th August 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga […]

No Image

Dhageyso:Xaaladda Magaalada Beledweyne oo maanta degan

29th August 2018 admin 0

Xaaladda Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta degan kadib Markii shaqaaqado halkaas maalmahanba ka soconayaym taas oo uu Haloqf oo shacaba Ku dhintay.

cabdilialay

Cabdi Cumar oo kasoo Muuqday Maxkamad ku taala Magaalada Addis Ababa

29th August 2018 admin 0

Maxkamadda Sare ee Itoobiya ayaa waxaa la horkeenay Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo afar mas’uul kale oo maamulkiisa horey uga […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa lagu soo dhaweeyey Magalada Garbaaharay

29th August 2018 admin 0

Garoonka Diyaradaha Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo waxaa lagu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi waxaaa soo dhaweyntiisa ka qayb galay Maamulka gobolka […]

No Image

Wasiirka Maaliyada Soomaliya oo Shir Guddoomiyay Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha

29th August 2018 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa shir guddoomiyay Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha oo ay ka qeyb galeen Xubno ka socday […]

No Image

Isku Socodka Magaalada Baladweyne Oo Xiran iyo Sababta

29th August 2018 admin 0
mustafe

Akhriso:Madaxweynaha deegaanka Soomalida oo magacaabay Taliyaasha laamaha Amaanka

29th August 2018 admin 0

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar Muxumed ayaa soo magacaabay qaar kamid ah taliyeyaasha laamaha ammaanka iyo xukummadda. Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay […]

No Image

Daawo:Mukhaadaraad Lagu Qabtay Magaaada Boosaaso

28th August 2018 admin 0

Taliyaha Booliiska Gobolka Barri ee Puntland Cabdi xakiim yyusuf xuseen ayaa waxuu soo bandhigay Mandooriye iyo nin lala xariirinayo inuu watay Muqaadaraadkaan waxuuna fartiin udiray […]

fadumo

Muuqaal:Guddoomiyaha Haweenka ee gobolka Gedo ayaa cambarayn ujeedisay Wasiirka haweenka Jubaland

28th August 2018 admin 0

Guddoomiyaha Ururka Haweenka ee gobolka Gedo Maamo Faatumo Sh. Daahir ayaa ka jawabtay hadal dhawaan lagu shaaciyay baraha bulshada, kaasoo ka soo yeeray wasiiradda Haweenka […]

arday

Muuqaal:Ciyaal Iskuul iyo Haween qasab kismaayo looga qaaday ayaa Bananbax ka dhigay Goobwayn

28th August 2018 admin 0

Deegaanka Goobweyn oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax ay sameeyeen Ciyaal Iskuul iyo Dad Haween ubadan oo si […]

lacag

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulan Lagu Dar-dargelinay Qorshaha Samaynta Shilin Soomaaliga Cusub

28th August 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka ayna ka qayb galeen […]

axmed taajir

Top News:Xildhibaan Axmed Taajir iyo Wasiirka Hawenka jubaland Qamar oo waxba isula Harin

28th August 2018 admin 0

Shacabka Jubbaland ayaa waxay wadaan Kacdoon shacab oo uga soo horjeedaan Madxada Maamulka jubbaland oo ku Fashilmay waxqabdkii iyo Masuuliyadii ay lahaayeen, Maamlmahaan dambana deegaanada […]

dagaal

Labo Beelood kasoo kala Jeeda DhusaMareeb iyo Cadaado ayaa ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

28th August 2018 admin 0

Gobaolka Galgaduud Gaar ahaan Deegaan lagu magacaabo Qalaan-qalle ee duleedka Magaalo Madaxada Galmudug ee Dhusamareeb ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeyo labo maleeshiyo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes