Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa lagu soo dhaweeyey Magalada Garbaaharay

ugaas

Garoonka Diyaradaha Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo waxaa lagu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi waxaaa soo dhaweyntiisa ka qayb galay Maamulka gobolka Gedo, Haweenka, Waxgaradka iyo dhalinta Isbadaldoonka Jubbaland kuwaas oo Bananbaxyo Kala duwan oo loga soo Horjeedo Madaxda maamulka Jubbaland kawaday gobolka Gedo.

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa waxuu uga Mahadceliyey bulshadii kala duwanayd ee kusoo dhaweysay Garoonka Diyaradaha Magaalada Garbaaharay ee Gobolka Gedo, ugu dambayntii Ugaas xaashi Ugaas Xirsi ayaa waxuu baaq udiray Bulshada Jubbaland ugaaska ayaa waxuu booqday Qabriga Madaxwaynihii Hore Soomaliya allaha unaxariisto Maxamed siyaad Barre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.