Labo Beelood kasoo kala Jeeda DhusaMareeb iyo Cadaado ayaa ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

dagaal

Gobaolka Galgaduud Gaar ahaan Deegaan lagu magacaabo Qalaan-qalle ee duleedka Magaalo Madaxada Galmudug ee Dhusamareeb ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed waxaana la isku laayey ceelbiyood iyo dhul daaqsimeed qasaraha ka dhshay dagaalkaan ayaa wali la shaacin.

Maamul Goboleedka Galmudug wali jawaab kama bixin dagaalkan oo waxaa muuqata in odayaasha dhaqanka ay iyagu ku dadaalaan sidii loo joojin lahaa dagaalka, Deegaanada Galmudug ayaa waxaa kusoo noq noqda Dagaal beeloodyo ka dhaca dhinaca Miyiga ayadoo inta badan laysku laayo dhul daaqsimeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.