Muuqaal:Ciyaal Iskuul iyo Haween qasab kismaayo looga qaaday ayaa Bananbax ka dhigay Goobwayn

arday

Deegaanka Goobweyn oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax ay sameeyeen Ciyaal Iskuul iyo Dad Haween ubadan oo si qasab ah looga soo qaaday Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland.

Bananbaxayaashaan lasoo qasbay ayaa waxaa loo sheegay inay dhahaan hadalo looga soo horjkeedo dowlada federaalka ah ee soomaliya oo kamid yihiin in Madaxwaynaha Soomaliya iyo Khayre kuhayaan maamulka Jubbaland Faragalin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.