Daawo:Khamri Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco

qamro

Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa lagu Qabtay Khamri tiro badan oo Ciidamada Aminga ay gacan ku dhigeen, dadkii Khamriga watay ayaa maxkamada Magaalada Burco waxay ku riday Xukun.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.