Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

No Image

Dhageyso:Shacabka Puntland oo ka hadlay Xil kororsiga madaxweynaha puntland Cabdiwali gaas

25th June 2018 admin 0

Iyadoo Mudooyinkii dambe laysla dhexmaarayey in Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Gaas uu doonaayo in Labo sano loogu kordhiyo xukunka Madaama Puntland ay kujirto xili xaasaasiya […]

No Image

Booliska Soomaliland oo qiray in Calay Laascanood laweeraray

25th June 2018 admin 0

Taliyaha Boolisska Gobolka sool Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Maxamed faraax oo shir jaraa’id kuqabtay hoygiisa Magaalada laascaano ayaa sheegay in Xalay Lasoo weerary Saldhigyada Booliska Magaalada […]

balaxaawo

Daawo:Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

25th June 2018 admin 0

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada Soomaliya ayaa markii ugu horreysay waxay xafiis ka furatay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, Munaasabadda lagu daah furayey xafiiskan ayaa waxaa […]

No Image

Sawiro:Ra’iisalwasaarayaasha Somaliya iyo Rwanda oo kulan ku yeeshay Magalada Kigali

25th June 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda kulan casho ah kula yeeshay Ra’iisul […]

jamal

Daawo:Jamaal Cabdulaahi oo lafilaayo inuu ku guulaysto kursiga golaha wakiilada ee Congress-ka Maraykanka

24th June 2018 admin 0

Jamaal Cabdulaahi oo ka tirsan xisbiga Demoqraadiga gobolka Minnesota ayaa u tartamaya kursiga golaha wakiilada ee Congress-ka Maraykanka ayaa waxuu soo bandhigay wax qabakiisa asagoo […]

No Image

Rajab Dayib Urdugan oo Markale dib loogu doortay Madaxweynaha Turkiga

24th June 2018 admin 0

Inta badan waxa la tiriyey codadkii doorashada Madaxwaynaha Dalka Turkiga waxana 90% ku guuleystay Rajib Dayib Urdugan oo helay 53%,waxana taasi ay ka dhigan tahay […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda

24th June 2018 admin 0

a’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho ka duulay ayaa galabta gaaray magaalada Kigali ee caasimadda dalka […]

lacag

Maxaad kala Socotaa Suuqyada Galkacayo oo Laga Diiddey isticmaalka Lacagta Shilin Soomaaliga

24th June 2018 admin 0

Bulshada Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka heysatay diidmada lacagta Shilinga Soomaaliga taas oo keentay in Bulshada Gaalkacyo ay wax kula gataan lacagaha qalaad, […]

No Image

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaliya ayaa Tababar garoowe uga furtay saraakiil katirsan Ciidanka difaaca puntland

24th June 2018 admin 0
camey

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey ayaa magaaladda Garoowe kaga qayb galay Shirka Caruurta Puntland

24th June 2018 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Xaji Abdulahi Cumar (Camey) ayaa magaaladda Garoowe kaga qayb galay Shirka Caruurta Puntland oo looga hadlay sidii loogu […]

No Image

Daawo:Raysawsaare Khayre ka qayb galay munasabada dib ula wareegista Hawada Soomaliya

24th June 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal dagaayay dib ula soo wareegida maamulka hawadeeda Soomaaliya ayaa waxuu ku amaanay […]

No Image

Fadlan kasoo qaybgala Munaasabada 1da Luulyo Maalinta Xornimada Soomaliya oo london Kadhacaysa

24th June 2018 admin 0

Waxaa Jaaliyada Soomaliyeed ee Uk loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 1-da luulyo oo ku beegan xiligii gobolada koonfureed ee […]

goboleed

Akhriso:Maamul Goboleedyada oo dowladda Somaliya ku raacay Go’aankii ka dhan ahaa Soomaaliland

24th June 2018 admin 0

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku taageeray go’aanka ay qaadatay dowladda Federaalka ee ku aadan in la hakiyo deeqaha gaarka […]

itoobiya

Maqaal:Xafarkii Axmed Abeyee Soomaliya W/Q Jimcaale

24th June 2018 admin 0

Waxaa hubal ah in miisaanka Go,aanada ka soo baxay iyo waqtiga oo ku koobnaa afar saacadood kaliya safar qaatay ayyan ahayn wax is le,eg,sidoo kale […]

dhuxul

Akhriso:Dowlada Soomaliya oo go’aan adag kasoo saartay Axmed Madoobe iyo dhoofinta Dhuxusha

24th June 2018 admin 0

War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu jeediyey dadka ka ganacsada dhoofinta Dhuxusha iyo soo saariddeeda taas oo saameyn […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes