Dhageyso:Shacabka Puntland oo ka hadlay Xil kororsiga madaxweynaha puntland Cabdiwali gaas

Iyadoo Mudooyinkii dambe laysla dhexmaarayey in Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Gaas uu doonaayo in Labo sano loogu kordhiyo xukunka Madaama Puntland ay kujirto xili xaasaasiya ayaa shacabka Puntland waxay fikirkooda ka dhiibteen sida ay u arkaan xukun korarasiga uu doonayo Madaxwaynaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.