Booliska Soomaliland oo qiray in Calay Laascanood laweeraray

Taliyaha Boolisska Gobolka sool Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Maxamed faraax oo shir jaraa’id kuqabtay hoygiisa Magaalada laascaano ayaa sheegay in Xalay Lasoo weerary Saldhigyada Booliska Magaalada laascaano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.