Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

farmaajo

Madaxwaynaha Soomaliya oo Fariin adag udiray Barlamaanka Soomaliya

30th June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh ka […]

mursal

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Xuska Munaasabadda 1-da Luulyo

30th June 2018 admin 0
puntland

Daawo:Puntland oo amartay in lasoo xiro xisaabiyihii Mudug ee Musuqmaasuq ku eedeyey Wasirka Maliyada Puntaland

30th June 2018 admin 0

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa Amray in la soo xiro xisaabiyihii hore ee Gobolka Mudug Puntland,kadib markii uu […]

rashiid

Sawiro:Ciidamada Kenya oo Sadex qof ku dilay Magaalada Wajir iyo Xildhibaan Rashiid Qaasim oo Cambaareyey

30th June 2018 admin 0

Magaalada Wajir ee gobolka Bari ee soomalilada ayaa waxaa Ciidamada Booliska Kenya xabsi ku dhexdileen sadex nin oo kamida  dadka Deeganka  ee Magaalada Wajir , […]

FARMAJO

Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaliya Jamaaludiin ayaa sheegay sii deynta Qalbi-dhagax waa codsi ka yimid dowladda Soomaaliya

30th June 2018 admin 0

Dowladda Ethiopia ayaa faah-faahin ka bixisay sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax) in ay ku timid codsi ka yimid dowladda Federaalka Soomaaliya, dhinaca kalena […]

farmajo

Daawo:Magaaladda Muqdisho oo laga dareemayo diyaar garowga Munaasabada 1-da Luuliyo.

30th June 2018 admin 0

Magaalo madaxda Soomaliya ayaa waxaa kasocda u diyaar garowgii udambeeyeyee Munaasabada 1-da Luulya oo Maalinta xoriyada Soomaliya taas oo caawa ilaa bari lagu qabanaayo, munaasabado […]

farmajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa Maalinta Xornimada Soomaliya awgeed uga Baaqsaday Shirkii Madaxda Africa

30th June 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb geli doonin Shirka caadiga ee Hoggaamiyayaasha dalalka Afrika oo lagu wado inuu ka furmo caasimadda dalka Mauritania, […]

qarax

Masuuliyiin katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo qarax Lagu eegtay Duleedka Muqdisho

30th June 2018 admin 0

Warar ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in qarax miino goordhaweyd lala eegtay gaari ay la socotay Guddoomiyaha maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ee dhawaan […]

No Image

Hawgalo Lagu sifaynayo Alshabab ayaa waxay Kasocdaan Gobolka Hiiraan

30th June 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaano hoos yimaada degmada Beledweyne ee xarunta gobolkaas ayaa sheegaya in howlgalo balaaran ay ka sameeyeen ciidanka xoogga […]

lacag

Deeq Lacag oo Lagaarsiiyey dadkii ay saameeyeen Fatahada wabiga ee Baldwayne

30th June 2018 admin 0
xoolo

Daawo:Kudhawaad 1000 Neef Xoolo ah oo lagarsiiyey Ciidamada Somaliland ee Tuakaraq

30th June 2018 admin 0
bay

Kulan Lagu Taageerayo Maamulka Degmadda Diinsoor ayaa Baydhabo Ka dhacay

29th June 2018 admin 0
muqdisho

Daawo:Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

29th June 2018 admin 0

Rag bustoolado ku hubysnaa ayaa waxa ay laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda soomaaliya ay ku dileyn qeybo ka mid ah Magalada Muqdisho, Labada […]

xoolo

Daawo:Xoolo nool oo loogu deeqay Ciidanka Difaaca Punland ee Tukaraq

29th June 2018 admin 0

Xoolo kale oo Nool ayaa waxaa looga deeqay Ciidamada Difaaca Puntaland ee kusugan Deegaanka Tukaraq, Xoolahaan ayaa waxay ku deeqay shacabka degmada Godob jiiraan iyadoosan […]

dastuurka

Shirka Wasaaradaha Dastuurka ee Dowlada Somaliya iyo Maamul Goboleedyada oo furmay Muqdisho Kafurmay

29th June 2018 admin 0

Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysanyihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo looga doodi doono qodobo […]

Posts pagination

1 2 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes