Rajab Dayib Urdugan oo Markale dib loogu doortay Madaxweynaha Turkiga

Inta badan waxa la tiriyey codadkii doorashada Madaxwaynaha Dalka Turkiga waxana 90% ku guuleystay Rajib Dayib Urdugan oo helay 53%,waxana taasi ay ka dhigan tahay in Madaxweynaha Turkiga uu markale ku guuleystay madaxtinida dalkaas.

Madaxweynihii hayey xilka dalka turkiga ee Rajab Dayib Urdugan ayaa markale waxaa Shacabka dalkaasi ay u doorteen in uu noqdo Madaxweynaha turkiga,kadib doorasho ka dhacday dalkaas.

Wrar dheeraad ah wararkeena dambe kala socda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.