Fadlan kasoo qaybgala Munaasabada 1da Luulyo Maalinta Xornimada Soomaliya oo london Kadhacaysa

Waxaa Jaaliyada Soomaliyeed ee Uk loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 1-da luulyo oo ku beegan xiligii gobolada koonfureed ee Soomaaliya ay madaxbanaanida ay ka qaateen gumaystihii Talyaaniga islamarkaana ay la midoobeen gobolada waqooyi ee dalka ayaa waxaay ka dhacaysaa Magaalada London.

 

Munaasabadaan lagu xusaayo 1da Luulyo ayaa waxay ka dhacaysaa Magaalada London waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Uk  oo kamid mid yihiin fanaaniinta Soomaliyeed, waxaa kaloo qadka Telefanka kaga qayb qaadanaya Madaxda Dowlada Soomaliya.

Goobta waa  Duniya Events 203 High Street, Harlesden, London NW10 4TD.
Waqtiga waa Axada 1da Luulyo 2018 07:00 ilaa 01:00 Habynimo

waxii Faafaahina kala Xariir Fadlan
MUHIDIN BORODO 07903577756
NADIFA QARAN 07380800434
CUMAR BARQADLE 07539286581

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.