Maxaad kala Socotaa Suuqyada Galkacayo oo Laga Diiddey isticmaalka Lacagta Shilin Soomaaliga

lacag

Bulshada Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka heysatay diidmada lacagta Shilinga Soomaaliga taas oo keentay in Bulshada Gaalkacyo ay wax kula gataan lacagaha qalaad, Gudoomiyaha Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barrre ayaa sheegay in ay saakay Kormeereen Suuqyadda Magaalada Gaalkcyo,islamarkaana ay amar ku bixiyeen in Ganacsatadda ay qaataan lacagta Shilinga Soomaaliga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.