Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey ayaa magaaladda Garoowe kaga qayb galay Shirka Caruurta Puntland

camey

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Xaji Abdulahi Cumar (Camey) ayaa magaaladda Garoowe kaga qayb galay Shirka Caruurta Puntland oo looga hadlay sidii loogu qareemi lahaa in Caruurta Xuquuqdooda la ilaaliyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.