Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

muuse

Daawo:Jaaliyadda Beesha Gabooye ee Dalka Sweden oo Cabasho u gudbiyey Muuse Biixi

4th April 2018 admin 0

Jaaliyadda Beesha Gabooye ee ku suga Dalka Sweden ayaa Cabasho u gudbiyey Madaxwayna Somaliland Muuse Biixi Iyo taliyaha Booliska Cabdulaahi Fadal Iimaan waxayna ka cabanayeen […]

No Image

Daawo:Ciidankii saaka hubka la galay golaha shacabka oo lasoo xirnay qaarna la baacsanaayo

4th April 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya C/Wali Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Ciidamo uu sheegay in maanta ay hub la galeen xarunta Golaha shacabka […]

No Image

shacabka soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ayaa kahadlay khilaafka ka dhashay Barlamaanka Somaliya

4th April 2018 admin 0
jawaari

Daawo:Gudoomiye Jawaari oo iska Fagoyey dhacdadii maanta ka dhacday Barlamanka

4th April 2018 admin 0
muuday

Cabduweli Muudeey”Jawaari iyo Mahad Cawad Sharciga ayey jebiyeen ee tallaabo Sharci ah halaga qaado

4th April 2018 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta […]

jawaari

Daawo:Amisom oo sheegtay inay Jawaari Aminigiisa Sugayso

4th April 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka AMisom Paul Lokech oo gaaray Xarunta Baarlamaanka ayaa kulan kooban la yeeshay Gudoomiye Jawaari Wuxuuna u sheegay in Amnigiisa ay mas’uul ka yihiin […]

ciidamada

Daawo:Taliyeyaasha Ciidamada oo sheegay Jawaari iyo Mahad Cawad inay ka masuul yihiin fowdadii dhacday Barlamaanka

4th April 2018 admin 0

Shir jaraa’id oo Muqdisho ay siwadjir ah ugu qabteyn taliyayaasha ciidamada Nabadsugida,Booliska,Asluubta iyo Xoogga dalka ayaa waxa ay kaga hadleen Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta […]

deg

Ciidamada amniga Somaliya oo la warergay Amaanka Xarunta Golaha Shacabka iyo Xildhibaanadii ku suganaa oo faaruqiyey

4th April 2018 admin 0

Xaalada Golaha shacabka Soomaliya ayaa maanta waxaa ka jirtay xiisad siyaasadeed taas oo keentay ciidamo uu watay Gudoomiye jawaari ay qabsadaan Golaha shacabka. Xildhibaanadii Mooshinka […]

jawaari

Xildhibaano kusoo biiray mooshinka Jawaari

4th April 2018 admin 0

Waxaa meel xaasaasi ah maraya mooshinka kadhanka ah gudoomiyaha xilkiisa lagu muran sanyahay ee baarlamaanka maxamed sheekh cusmaan jawaari kaasi oo maalinimada barito ah loo […]

Xalada Barlamaanka oo kacsan iyo xildhibaano ku qulqulaya golaha shacabka”Sawiro”

4th April 2018 admin 0

kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lafilayaa inuu qabsoomo kaas oo ka duwan kulamadii hore maadaama ay ku shirayaan Xildhibaano kala wata labo hindise oo kala […]

No Image

Daawo: Cadaado Odayaal & Waxgarad Ka Soo Horjeestay Midaynta Xildhibaanda Galmudug ,Ehlu Suna

4th April 2018 admin 0
dhaay

Shaqaalaha qaabilsan caafimaadka xoolaha jubbaland oo tababar loo furay

4th April 2018 admin 0
cabdirixman dini

Daawo:Falaqeynta Arrinta Mooshinka Jawaari iyo Cabdiraxmaan Diini

3rd April 2018 admin 0

Barmaamijka falaqaynta Siyaasada ee Somali cable xafiiskiisa Nairobi ayaa waxaa marti ku ahaa Cabdirixmaan Maxamed Diini oo ka falanqooda arimaha siyaasada Soomaliya waxaana looga hadlay […]

No Image

Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad Ee Jubaland Ayaa Kulan La Qaatey

3rd April 2018 admin 0

Beelaha waaweyn ee daga Galmudug ayaa sheegay in ay kabaxeen Maamulka Galmudug kadib markii lagu xad gudbay qoondadii ay ku lahaayeen Galmudug, Beeshaan oo dagtana […]

xaaf

Daawo:Xaaf oo dib ugu soo laabtay Xafiiskiisa Muqdisho Kadib markii uu

3rd April 2018 admin 0

Mdaxwaynaha Galmudug Maxamed Ducaale Xaaf ayaa dib ugu soo laabtaya Magalada Muqdisho kadib markii laysku daray maamulka Galmudug Iyo ahlusuna sida caadada u ah Madaxwaynaha […]

Posts pagination

« 1 … 22 23 24 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes