Cabduweli Muudeey”Jawaari iyo Mahad Cawad Sharciga ayey jebiyeen ee tallaabo Sharci ah halaga qaado

muuday

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ee sababtay in uu kulanka baaqdo.
Shirka Jaraa’id ayaa waxa uu ku sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo kuxigeenkiisa labaad in ay ku xadgudbeen Xeer hoosaadka Barlamaanka iyo Dastuurka dalka u degsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.