Daawo:Amisom oo sheegtay inay Jawaari Aminigiisa Sugayso

jawaari

Taliyaha Ciidanka AMisom Paul Lokech oo gaaray Xarunta Baarlamaanka ayaa kulan kooban la yeeshay Gudoomiye Jawaari Wuxuuna u sheegay in Amnigiisa ay mas’uul ka yihiin qeybna uu ka yahay Waajibaadkooda inta uu xilka hayo.

Jawaari iyo Paul Lokech ayaa gaaray Xarunta Villa Hargeysa halkaas oo uu ka qabsoomaayo Kulan balaaran oo ku saabsan xal uhelista Khilaafka iyo sidii Jawaari loogu heyn lahaa meel amnigeeda la isku haleyn karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.