Daawo:Xaaf oo dib ugu soo laabtay Xafiiskiisa Muqdisho Kadib markii uu

xaaf

Mdaxwaynaha Galmudug Maxamed Ducaale Xaaf ayaa dib ugu soo laabtaya Magalada Muqdisho kadib markii laysku daray maamulka Galmudug Iyo ahlusuna sida caadada u ah Madaxwaynaha Galmudug ayaa inta badan waxaa uu iska Joogaa Magaalada Muqdisho mudo ka abadan Bil iyadoo Bulshada Galmudug is waydiiyaan “Madaxwayne Xaaf Ma Muqdishuu madaxwayne u yahay mise Galmudug”

Madaxda maamul goboleedyada ayaa Magaalada Muqdisho u yimaada safar shaqo oo qaata maamlmo kadibna ku noqda deegaanadii laga soo doortay lakiin Madaxwayne xaaf waa ka badalan yahay saas oo waxuu iska fariistaa Muqdisho in k badan bil taas oo masuuliyad daro Iyo la xisaabtan la’aan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.