Gobolka Main Porland oo qaaday koobkii xagaaga ee ciyaaraha kubadda cagta ee kasocday Columbus Ohio”Sawiro”

ciyaar

Xili ciyaareedka xagaaga ee kubadda cagta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Columbus Ohio ayaa la soo gabo gabeeyay waxaana sanadkan 2018 ka soo qeyb galay kooxo aad u badan oo ka kala yimid goboladda dalkan Mareykanka.

Lix iyo tobon kooxood ayaa is reebreeb soo galay waxayna ahayeen ciyaaro xiiso badan oo koox walba ku dagaalamaysay sidii koobka ay u qaadan lahayd.

Ujeedka ciyaarahan waa sidii dhalinyarada loo mashquulin lahaa isla markaana looga celin lahaa in ay waqti u helaan waxyaabaha xun xun ee noloshooda qaribi kata taas badalkeedana ciyaaruhu waxay dhalinayarada baraan in ay noqdaan xirfadleey isla markaana waxay u abuuraan saaxiibo wanaagsan.

Ali Seedoow oo ah madaxa koobkan ( Ohio International Spring Cup) ayaa sheegay in kooxahan ka jira gobol walba ay soo maraan si reeb reeb kadibna ay yimaadana kooxo la soo xulay oo gobolkooda matalaya.

maalmaha ay socdaan ciyaarahan ayaa dhalinyarada lo sameeyaa xaflado iyo kulamo ay ku nastaan isku bartaan isla markaana ka helaan aragtiyo nadiif ah.

ciyaartii u danbaysay ee Finalk waxaa iskugu yimid labo kooxood oo ka kala socday Main Porland iyo Sicalor Minnesota waxaana 5 -3 koobkii ku qaaday kooxdii ka socotay Main Porland.

Waxaa kooxaha yar yar iyo dhalinyarada cuslatay ku guulaysatay Columbus Ohio waxaana la gudoonsiiyay abaal marino kala duwan.

Ciyaartooydan waxaa ku jiray dhalinyaro hadda u u socota in ay u ciyaaraan kooxo waaweyn oo ka dhisan dalkan Mareykanka.

Sportska ayaa lagu tilmaamaa midka kaliya ee dhalinyarada bari kara wadiiqada saxdaa kana weecin kara mida qaldan.

ciayar

ciayar

ciyaar

ciiyar

ciiyar

ciayar

ciiayr

ciayar

ciyaar

ciuayr

ciayr

ciaayr

ciyar

ciyaar

ciyaar

ciayar

ciyaar

ciyaar

ciyar

usa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.