Daawo:Jaaliyadda Beesha Gabooye ee Dalka Sweden oo Cabasho u gudbiyey Muuse Biixi

muuse

Jaaliyadda Beesha Gabooye ee ku suga Dalka Sweden ayaa Cabasho u gudbiyey Madaxwayna Somaliland Muuse Biixi Iyo taliyaha Booliska Cabdulaahi Fadal Iimaan waxayna ka cabanayeen dhibaato dad shacab ah loogu gaystay Burco.

Jaaliyada Gabooye ayaa waxay ku eedeeyeen Booliska Somaliland ee ku suagan Burco inay xabsiga dhigeen dad kabadan 20 qof oo kamida Bulshada Beesha Gabooye waxaan qaar kamida dadkaan xabsiga kujira kuwa dhaawac ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.