Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya C/Wali Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay Ciidamo uu sheegay in maanta ay hub la galeen xarunta Golaha shacabka Soomaaliya, waxaa kaloo intaas ku daray in kuwa kale oo dharcad ah ayagana lagu daba joogo.
Leave a Reply