Ciidamada amniga Somaliya oo la warergay Amaanka Xarunta Golaha Shacabka iyo Xildhibaanadii ku suganaa oo faaruqiyey

deg

Xaalada Golaha shacabka Soomaliya ayaa maanta waxaa ka jirtay xiisad siyaasadeed taas oo keentay ciidamo uu watay Gudoomiye jawaari ay qabsadaan Golaha shacabka.

Xildhibaanadii Mooshinka kawaday Jawaari ayaan soo galin golaha shacabka ayakoo sheegay inay imaan karin ilaa inta ay joogaan ciidamada Jawaari wato.

Hadaba waxaa Golaha shacabka soo gaaray ciidamo ay hor kacayaan saraakiisha amniga dowlada Soomaliya kuwaas oo kala diray ciidankii jawàri iyo xildhibaano ku sugnaa Baarlamanka.

Waxaan la ogayn xaalka waxa uu noqon doono bari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.