Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

marwo

Marwada Madaxwaynaha Puntland iyo Wasiirka Haweenka Puntland ayaa gaaray qardho

26th March 2018 admin 0
deg

Madaxwaynayaasha Kenya iyo Soomaliya oo isku raacay Xududa Soomaliya inay kawada Xaajoodaan Maamulada Jubbaland iyo Mandera

26th March 2018 admin 0

Warsaxaafadeed looga hadlayey arinta degmada Balad Xaawo oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Islamarkaana nuqul kamid ah uu soo gaaray Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed […]

muuday

Daawo:Xildhibaanada sheegay in Muudey uusan aheyn Dhex Dhexaad

26th March 2018 admin 0

Xildhibaanada Taagersan Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Jawaari ayaa Goor dhow sheegay in Gudoomiye Muudey uusan aheyn mid Dhex Dhexaad ah loona Baahan yahay Masuul Labada […]

ducaale

Daawo:Axmed Ducaale ayaa ugu Baaqay Gudoomiyaha Gobolka Gedo inuu Baladxaawo Tago ama ninkii soo dirsaday aado

26th March 2018 admin 0

Axmed Ducaale oo kamida aqoon yahanada Gobolka Gedo ayaa waxuu ka hadlay Boobka Kenya ku hayso shacabka Soomaliya gaar ahaan kuwa Baladxaawo wuxuu ugu baaqay […]

qarax

Qarax qasaare gaystay oo ka dhacay Degmada Deyniile

26th March 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Qarax khasaaro badan dhaliyey uu goordhow ka dhacay Xaafada Odweyne oo ka tirsan degmada deyniile ee Gobolka Banaadir. […]

jawaari

Gudoomiye Jawaari Oo Booqday Xarunta Amisom

26th March 2018 admin 0
xayd

Daawo:Gudoomiyaha Baladxaawo Kenya dadka Macunto ee walaalaan nahay Rabshadaha Daaya

26th March 2018 admin 0

Maamulka Degmada Baladxaawo ayaa sheegay in dadka is dajiyaan Kenyana dadka ma cunto oo walaalaan nahay hadalkaan ayaa yimid kadib markii Kenya kusoo duushay Soomaliya […]

balad

Daawo:Kenya oo Aqbashay Joojinta Dhismaha Darbiga Kenya kadib cadaadis kaga yimid dowlada iyo shacbka Soomaliya

25th March 2018 admin 0

Kenya ayaa duulaan kusoo qaaday dalka soomaliya gaar ahaan Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo kaas oo Kenya ka dhisteen darbi waxayna Kenya Burburisay guryo badan […]

No Image

Daawo: banaanbax loga soo hor jeedo kenya oo ka dhacay garbahaarey

25th March 2018 admin 0
qarax

Qarax Khasaara geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

25th March 2018 admin 0

wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ku geeriyootay inta la xaqiijiyay saddex qof […]

jawaari

Waqtiga la qabanayo mooshinka Gudoomiye Jawaari oo la shaaciyey

25th March 2018 admin 0

Guddoomiye kuxigeenka golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga sadexaad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku […]

aqalka sare

AKHRISO:-Golaha Aqalka sare oo markale go`aan ka soo saaray Mooshinka ka dhanka ah G.Jawaari

25th March 2018 admin 0

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq iyo talooyin ka soo saaray mar kale khilaafka Golaha Shacabka ee ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha […]

balad

Shacabka D/Beladxaawo oo loogu baaqay in ay ka guuraan goobaha uu marayo Derbiga ay dhiseyso Kenya

25th March 2018 admin 0

Maamulka degmada Beladxaawo ee gobolka Gedo ayaa shacab degan goobaha uu sameeyay dhismaha Darbiga Kenya ku amray in ay si deg deg ah uga guuraan. […]

xirsi

Daawo Abwaan Xirsi Dhuux Madaxwayne iscasil ama qabso shaqada kuu taala

25th March 2018 admin 0

Abwaanada Soomaliyeed oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa aad u cambaareeyey duulaanka Kenya kusoo qaaday Degmada Baladxaawo waxayna Madaxwaynaha Soomaliya maxamed Cabdulaahi Farmaajo ugu baaqeen […]

bananban

Daawo:Bananbax Kasocda Magaalada Muqdisho oo lagu diidan yahay Boobka Kenya kawada Baladxaawo

25th March 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes