Daawo Abwaan Xirsi Dhuux Madaxwayne iscasil ama qabso shaqada kuu taala

xirsi

Abwaanada Soomaliyeed oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa aad u cambaareeyey duulaanka Kenya kusoo qaaday Degmada Baladxaawo waxayna Madaxwaynaha Soomaliya maxamed Cabdulaahi Farmaajo ugu baaqeen inuu wax kaqabto dhibka Kenya ku haysa Shacabka Soomaliya .

waxay Kaloo sheegeen in Madaxwaynaha Aamusnaanta iska daayo oo shacabkii Doortay oo taageeray inuu oo hintooda dhowrta ma ahan waa in ciidamo looo diraa Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.