Daawo:Kenya oo Aqbashay Joojinta Dhismaha Darbiga Kenya kadib cadaadis kaga yimid dowlada iyo shacbka Soomaliya

balad

Kenya ayaa duulaan kusoo qaaday dalka soomaliya gaar ahaan Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo kaas oo Kenya ka dhisteen darbi waxayna Kenya Burburisay guryo badan taas oo keentay bananbaxyo shacabka Baladxaawo kaga hor imaanayaan.

Madaxada Dowlada Soomaliya ayaa oo ugu horeeya Madaxwaynaha dowlada Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Iyo Raysawasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxay iska xilsaareen sidii ay Dowlada Soomaliya wax uga qaban lahayd duulaanka Kenya kusoo qaaday Kenya dalka Soomaliya ayaa waxay kenya u sheegeen inay joojiso DHismaha Darbiga layskagana Yimaado sidag daga sidii xal loogu helaa Murarka Kajira xuduuda Soomaliya taas oo kenya aqbashay waxaana waftdi dowlada Soomaliya kasocda kualan la yeelan doonaan dowlada Kenya 27 Maarso.

Guddomiayah Gobolka Gedo Maxamed Maxamuud ayaa ka war bixiyey Go’aanka Dowlada Soomaliya ka qaadatay duulaanka Kenya kusoo qaaday Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.