Daawo:Gudoomiyaha Baladxaawo Kenya dadka Macunto ee walaalaan nahay Rabshadaha Daaya

xayd

Maamulka Degmada Baladxaawo ayaa sheegay in dadka is dajiyaan Kenyana dadka ma cunto oo walaalaan nahay hadalkaan ayaa yimid kadib markii Kenya kusoo duushay Soomaliya oo darbi si sharci daro ah uga dhiseen magaalad baladxaawo.

maamulka Baladxaawo ayaa kamida maamul uu Madaxwaynaha Juubaland ku adeegto oo aan danta dalka Iyo shacbaka Baladxaawo ka talin lana shaqeysta Cadowga Soomaliya sida Kenya Iyo Itoobiya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.