Waqtiga la qabanayo mooshinka Gudoomiye Jawaari oo la shaaciyey

jawaari

Guddoomiye kuxigeenka golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga sadexaad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegantahay 31-Maarso.
Ajandaha kulanka ayuu sheegay Guddoomiye kuxigeenka Golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey in uu yahay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
14 Bishaan ayaa Mooshin laga soo gudbiyay Gudoomiyha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shikh Cismaan Jawaari waxana uu Aqbalay 16 bishaan waxana lagu waday Maalinta barito ah in loo fariisto kulanka looga hadlayo Mooshinka,lamana oga sababta keentay in dib loo dhigo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.