Qarax Khasaara geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

qarax

wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ku geeriyootay inta la xaqiijiyay saddex qof oo shacabka, wararka ayaa sheegayaa in waxyeelo ay gaartay gadiid Iyo mootooyinka wada maraayey Iyo kuwa yaalay.

Ciidamada Ammaanka ayaa goobta tagay, iyagoona xiray goobta uu qaraxa ka dhacay Gaadiidka Gurmadka Deg dega ayaa iyaguna goobta gaaray si ay u qaadaan dadka waxyeelo gaartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.