Qarax qasaare gaystay oo ka dhacay Degmada Deyniile

qarax

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Qarax khasaaro badan dhaliyey uu goordhow ka dhacay Xaafada Odweyne oo ka tirsan degmada deyniile ee Gobolka Banaadir.

Qaraxaan ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya Inta la xaqiijiyay Qaraxa waxaa ku dhintay 2 askari oo tirsan ciidanka dowlada iyadoona qof shacabka uu ku dhaawacmay qaraxaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.