Daawo:Axmed Ducaale ayaa ugu Baaqay Gudoomiyaha Gobolka Gedo inuu Baladxaawo Tago ama ninkii soo dirsaday aado

ducaale

Axmed Ducaale oo kamida aqoon yahanada Gobolka Gedo ayaa waxuu ka hadlay Boobka Kenya ku hayso shacabka Soomaliya gaar ahaan kuwa Baladxaawo wuxuu ugu baaqay Gudoomiyaha Gobolka Gedo inuu dhumaalaysiga iska daayo oo Masuuliyadii saarnayd Qaato tagana Baldxaawo oo soo arka Boobka Kenya ku hayso shacabka Baladxaawo Haduusan intaas qaban Karin Waa inuu xilka iska dhigaa aadaana Ninkii soo dirsaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.