Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

ciyaar

Garoonka kubadda cagta ee DegmadaLuuq oo xariga Laga jaray

2nd March 2018 admin 0

Maamulka Degmada luuq ayaa waxay xaraga ka jareen Garoonka Kubada Cagta ee Degmada Luuq ee gobolka Gedo, Bahda Ciyaaraha ee Degmada luuq ayaa soo dhaweeyey […]

qaran

Daawo:Xaflad lagu sagootinayay Gudoomiyaha Haweenka Soomaaliyeed oo London lagu qabtay

2nd March 2018 admin 0
cismaan

Daawo:Sideed Arrimood Oo Sabab U Ah Inuu Qoys Cusub Burburo By Osman Sheikh Ahmed

2nd March 2018 admin 0

Qoraa Cismaan Sh Axmed ahna Qabiir xaga qoyska ku xeeldheer ayaa waxuu ka hadlay Sideed Arrimood Oo Sabab U ah Inuu Qoys Cusub Burburo hadaanan […]

No Image

Madaxweynaha Soomaliya iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magalada Kampla Uganda

1st March 2018 admin 0
madoobe

Wax Ka ogow Tacadiyada Axmed Madoobe Ku hayo Shacabka Jubbaland

1st March 2018 admin 0

Iyadoo uu wali xasuuqa isir sifeynta ah ay ka socoto Magalada Kismayo ayaa waxa Dowlada Somaliya ee Xiligaasi jirtay oo uu Hogaaminayey Mudane Xasan Shikh […]

kaniisad

Daawo:Barlamaanka Hirshabeele oo Gacanta Isula tagay iyo Miisaaniyadii kaniisada Canshuur dhaafka loogu sameeyey oo ladiiday

1st March 2018 admin 0

Barlamaanka Hirshabeele ayaa maanta dood adag waxay ka yeesheen Miisaanaiyada Maamul goboleedka Hirshabeele taas oo maanta isu badashay dood dheer Iyo gacan kahdal kadib markii […]

No Image

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegga bulshada

1st March 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag ee […]

cawad

Kulan loogu hadlayay iska warqabka shacabka iyo baarlamaanka soomaliya ayaa Nairobi Lagu qabtay

1st March 2018 admin 0

Kulan loogu hadlayay iska warqabka shacabka iyo baarlamaanka soomaliya ayaa Nairobi Lagu qabtay waxana kazoo qayb galay Xubnaha labada gole ee barlamanka qaarkood waxaana soo […]

No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kaga qeyb galaya shir ku saabsan istaraatiijiyadda xoojinta Ciidanka Soomaaliya

1st March 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo Maalinta […]

Ra`iisul Wasaare Kheyre oo ubax dhigay Taalo muhiim u ah Imaaraadka.

1st March 2018 admin 0

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Isutagga Imaaraadka ayaa shalay  booqday Taalada loo dhisay in lagu xasuusto halgamaayaashii Ciidamada Imaaraadka ee […]

qarax

Qarax Ismiidaamin ah oo gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho

1st March 2018 admin 0

Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayaa goor-dhaw ka dhacay Xarun Ciidamada amaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabad Sugidda […]

Eng. Yariisow oo xariga ka jaray xarumo cusub

1st March 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag ee […]

Ismiidaamin ka dhacday duleedka Muqdisho

1st March 2018 admin 0

Qarax Gaari oo Ismiidaamin ahaa ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Barta Kontorool ee degaanka Siinka-dheer, sida ay inoo sheegeen Hay’adaha […]

koonfur

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

1st March 2018 admin 0

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Jaylaani Ibraahim ayaa lagu dilay Tuulada Khaylitsha ee Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika. Marxuumka ayaa lagu […]

No Image

Daawo:Guddoomiye Yariisoow ‘waxaan ku guuleysanay inaan qabanay 3 qof oo burcad ah uu midi geeriyooday ‘

1st March 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 28 29 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes