Daawo:Sideed Arrimood Oo Sabab U Ah Inuu Qoys Cusub Burburo By Osman Sheikh Ahmed

cismaan

Qoraa Cismaan Sh Axmed ahna Qabiir xaga qoyska ku xeeldheer ayaa waxuu ka hadlay Sideed Arrimood Oo Sabab U ah Inuu Qoys Cusub Burburo hadaanan laga feejignaan, waxaana kamida kuwaan soo socda oo kala ah.

  • Balwada La cabo ama laysmariyo Iyo  Internetka

  • Gogol Xumo ama is qancin la’aanta

  • Shakiga labada qof kala shakiyaan sida Maalka,Gogol dhaafka

  • ixtiraan Xumo sida ninka Iyo naagta ay Ixtiraami waayaan qarabada Iyo ehelka

  • Baqaylnimo ninka oo naagtiisa kala baqayla waxa uu awoodo

  •  Masayrka

  • Dulmiga sida kan labada qof laysku diro Iyo kuwa kale

  • Guurka Dumarka faraha Badan ee laga Fiirsan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.