Garoonka kubadda cagta ee DegmadaLuuq oo xariga Laga jaray

ciyaar

Maamulka Degmada luuq ayaa waxay xaraga ka jareen Garoonka Kubada Cagta ee Degmada Luuq ee gobolka Gedo, Bahda Ciyaaraha ee Degmada luuq ayaa soo dhaweeyey Garoonkaan dhaliyarada loo dhisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.