Daawo:Barlamaanka Hirshabeele oo Gacanta Isula tagay iyo Miisaaniyadii kaniisada Canshuur dhaafka loogu sameeyey oo ladiiday

kaniisad

Barlamaanka Hirshabeele ayaa maanta dood adag waxay ka yeesheen Miisaanaiyada Maamul goboleedka Hirshabeele taas oo maanta isu badashay dood dheer Iyo gacan kahdal kadib markii labo Xildhibaan ay isu gacan qaadeen.

Baarlamaanka Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa waxay Cod u qaadeen Miisaaniyada Hirshabeele waxaana diiday Miisanayadii waxaana dib loogu ceshay Wasiirka Maaliyada waxayna sheegen inuu saxo waxyaal;aha ka qaldan sida Canshuur dhaafka Kaniisadaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.