Kulan loogu hadlayay iska warqabka shacabka iyo baarlamaanka soomaliya ayaa Nairobi Lagu qabtay

cawad

Kulan loogu hadlayay iska warqabka shacabka iyo baarlamaanka soomaliya ayaa Nairobi Lagu qabtay waxana kazoo qayb galay Xubnaha labada gole ee barlamanka qaarkood waxaana soo qaban qaabiyey kulankaan Midowga Yurub.

Waxaana lagaranayn wax kasoo bixi kara kulankaan madaama Baarlamaanka Soomaliya aysan war ka hayn degaanadii laga soo doortay iyakoo xiliga Fasaxooda intay ka aadi lahaayeen degaanadii laga soo doortay safar nasasho ah u aada Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya taasina waa mid masuul daro ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.