Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

SOMA oo ka walaacsan Qalabkii Radio Balcad ee la qaatay

4th March 2018 admin 0

Ururka  Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) ayaa si weyn uga walaacsan  qalabkii Idaacadda Radio Balcad oo ay qaateen dagaalyahanada Al-Shabaab ka dib markii maalmo ka hor ay […]

No Image

WARBIXIN:-Dhib badan kadib waddooyinkii Muqdisho oo la furay.

4th March 2018 admin 0

Waa magaalo ay si buuxda gacanta ugu heyso Dowladda Soomaaliya waxaa ka howlgala Ciidamada ugu badan ee Booliiska, Nabad Sugidda iyo Milatariga Soomaaliya waxaa ku […]

No Image

Akhriso:-Goormee Muqdisho La Keenayaa Maxaabiis Soomaaliyeed Oo Laga Soo Daayay Hindiya?

4th March 2018 admin 0

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in dalka lagu soo celiyo Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga soo daayay xabsiyo ku yaalla dalka Hindiya,isla markaana Muqdisho lagu soo celiyo […]

SAWIRRO:-Wasiir Cabdi Xoosh iyo Gudoomiye Eng. Yariisow oo kawada hadleen arrimaha Dastuurka.

4th March 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo qaar kamid ah La-taliyayaasha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka […]

R/W Kheyre oo shir kaga qeyb galaya Mareykanka.

4th March 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Washington ee dalka Mareykanaka kaga qeyb galo Shir uu soo qaban qaabiyay Bangiga Aduunka. Shirkaan ayaa […]

jim

Heshiiska Berbera iyo damaca Emaaraadka iyo Ethiobia ee Khayraadka Soomaliya, eedeynta DFS ma ku qanci karaan shacbiga Soomaaliyeed.?

4th March 2018 admin 0

Waa amakaag  yaab iyo argagax heshiiskii saddex geesoodka lagu tilmaamay ee dhexmaray Emaaraadka ,Ethiobiya iyo maamulka Soomaalilaand,waxaa hubaal ah meel kasta ha ku noolaadeen in […]

No Image

Culimada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay bartaan tafsiirka qur’aanka kariimka

4th March 2018 admin 0
No Image

Daawo:Wariye Saabir oo ka warbixiyey Dilkii iyo Masaafurintii uu ugaystay Axmed Madoobe

3rd March 2018 admin 0

Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame oo uga soo warama Tvga Somali Cable Kismaayo Iyo Jubooyinka ayaa waxuu kawarbixiyey Jirdil Iyo Masaafurin ay ugaysteen maamulka Jubbaland gaar […]

No Image

Raisulwasaaraha Soomaliya iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa u Ambabaxay Dalka Mareykanka

3rd March 2018 admin 0

Wafddi ballaaran oo uu hoggaaminayo Raysawwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow oo fiidnimadana ah ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho […]

No Image

Maamulka Hirshabeele oo ugu Baaqay dowlada Soomaliya inay lasoo gurmad caafimaad

3rd March 2018 admin 0
No Image

Caabuqwaaq Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Hoose Dhexe IQRA iyo Dabcasar oo Kaqaygalay”Video+Sawiro”

3rd March 2018 admin 0

Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardey dhamaysatay Dugsiga Hoose dhex ee Iqra ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq, Munaasabadaan Shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay ardeyda dhamaysatay Waxbarashada dugsiga hoose […]

cawad

Daawo:Maamulka Koonfur Galbeed oo Dacwad Ka ah Guddoomiye Mahad Cabdalle Cawad

3rd March 2018 admin 0

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad in uu aflagaadeeyay bulshadda Koonfur Galbeed Soomaliya, […]

isgaarsin

Kenya oo Dhibaato ku haysa Gobolka Gedo iyo Isgaarsiintii Dhamase oo Kenya Burburisay

3rd March 2018 admin 0

Gobaolka Gedo ayaa waxaa Ka jira Dhibaatooyin Badan oo kamid yihiin Ciidamada Amisom dil, Dhac Iyo Burburin Hantiyadeed ka sameeya Gobolka Gedo waxaa kaloo dhibaato […]

No Image

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

3rd March 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Dalka Uganda uga qeybgalay shir […]

Dagaal ka dhacay Muqdisho iyo Sarkaal Sare oo ku dhintay

3rd March 2018 admin 0

Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhintay Iska horimaad maanta ka dhacay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Sidda ay xaqiijiyeen […]

Posts pagination

« 1 … 26 27 28 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes