Caabuqwaaq Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Hoose Dhexe IQRA iyo Dabcasar oo Kaqaygalay”Video+Sawiro”

Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardey dhamaysatay Dugsiga Hoose dhex ee Iqra ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq, Munaasabadaan Shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay ardeyda dhamaysatay Waxbarashada dugsiga hoose dhexe ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin katirsan Maamulka degmada Caabudwaaq, Bahda waxbarashada,Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulka Hoose dhexe iyo Sare ee Iqra,Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbiintaan waxaa Caabudwaaq Kasoo diray wariye Ayaanle cabdulaahi


cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.