Daawo:Maamulka Koonfur Galbeed oo Dacwad Ka ah Guddoomiye Mahad Cabdalle Cawad

cawad

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad in uu aflagaadeeyay bulshadda Koonfur Galbeed Soomaliya, islamarkaana laga doonayo in uu raaligalin ka bixiyo.

Dhawaan bay ahayd markii Mahad Cabdalla Cawad uu sheegay in Maamulka Koonfur galbeed Soomaliya uusan laheyn Dastuur rasmi ah, markii doorashada Madaxwaynaha Shariif Xasan dhacaysanay la dadajiyey si Beesha Caalanka oo rabay inaysan ka daahin Munaasabada diinta Masiixiga ee Chrismiska .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.