Daawo:Wariye Saabir oo ka warbixiyey Dilkii iyo Masaafurintii uu ugaystay Axmed Madoobe

Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame oo uga soo warama Tvga Somali Cable Kismaayo Iyo Jubooyinka ayaa waxuu kawarbixiyey Jirdil Iyo Masaafurin ay ugaysteen maamulka Jubbaland gaar Madaxwaynaha Jubbaland Iyo Ciidmadiisa amniga ee loogu talagalay inay dhibaateeyaan shacabka Jubbaland gaar ahaan kuwa Kismaayo Kusugan, Wariye saabir ayaa wali waxaa jirkiisa ka muuqda Jirdilkii ay ugesteen Ciidamada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.