Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Dalka Uganda uga qeybgalay shir looga hadlayay arrimaha ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan goloyaasha dowladda, saraakiisha ciidamada, maamulka Gobolka Benaadir iyo xubno kale.
Leave a Reply