Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

wiilal

Daawo:Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaaladda London halka kuwa kale la dhaawacay

21st February 2018 admin 0

Magaalada London ee caasumada dalka Ingiriska ayaa waxaa lagu dilay labo wiil oo Soomali ah wiilashaan ayaa waxaa lagu dilay meelo isu oo kamida Xaafalada […]

No Image

Raiisul wasaaraha Soomaliya ayaa ka qayb galay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo

21st February 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo sanad […]

xaj

Culumadda Puntland ayaa baaq ka soo saaray Qiimaha iyo adeegyada qaaliga ah ee Xujayda laga qaado

21st February 2018 admin 0

Culimada Soomaliyeed ee maamul goboleedka Puntland oo kulan sheeshay Magaalada Boosaaso ayaa waxay Baaq kazoo saareen Qaymaha qaaliga ah ee laga qaado Soomalida gudaynaysa Xajka […]

gaas

Madaxweyne Gaas Oo Booqday Xaruunta Dowladda Hoose Ee Garoowe

21st February 2018 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda ee ku yaala caasimada Garoowe, xarumahaas oo […]

dab

Daawo:Cerigaabo Dab Xoogan Oo Ka Kacay Meherado Ganacsi iyo dab damis la’aan kajirta

21st February 2018 admin 0
sayid

Madaxweyne Kuxigeenka Koobaad Ee Jubaland Oo Sooxiray Shir Looga Hadlayay Xoraynta Deegaanada Maqan

21st February 2018 admin 0

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo Xiray Shirka Oo Ay Qeyb ka Ahaayeen Saraakiil ka Socotay Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 43-aad ee […]

qamro

Khamro Lagu qabtay Magaalada Burco

21st February 2018 admin 0

Taliyaha Cusub Ee Nabad-Sugida Soomaaliya Oo Xilka La Wareegay

21st February 2018 admin 0

Taliyaha cusub ee ciidamada Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya Xuseen Cismaan Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Taliska Sare ee Hay’adda […]

Gudoomiyihii Degmada Mahaday oo xilkii laga qaaday.

21st February 2018 admin 0

Wareegto ka soo baxday Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka looga qaaady Gudoomiyihii Degmada Mahaday ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Wareegtadaan oo uu ku saxiixnay Wasiirka arrimaha gudaha […]

Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.

21st February 2018 admin 0

Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa waxa ey ka qey qeygaleen markii ugu horeeysay dhoolatus ey si wadajira uqabeen Wadamada Ka Saaran badweeynta India dhinacyada bariga iyo […]

axmed

Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye oo lagu Aasayo Duleedka Magaalada Cadaado.

21st February 2018 admin 0

Allaha u naxriistee nabadoon  Axmed Diiriye Cali oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta lagu wadaa in lagu Aaso duleedka Magaalada Cadaado ee Gobalka […]

mareeye

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo Imtixaan u furtay wakiilada Ganacsiga Dalka.

21st February 2018 admin 0

Qiimeyn lagu sameynayo  tayada wakiilada ganacsiga ee Soomaaliya u dirsan doonto dalalka caalamka ee xiriirka ganacsi ay la leedahay ayaa maanta waxaa uu ka furmay […]

R/wasaare Khayre”Waxaan qorsheynay in qeyb qeyb u soo qaadno muwaadiniinta ku xaniban Liibiya iyo wadamada kale

21st February 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hadalkan jeediyay kadib  kulan soo dhawayn iyo dhiirigalin ah oo hooygiisa ugu sameeyay dad tahriibayaal […]

R/wasaare Kheyrre oo magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha

21st February 2018 admin 0

R/wasaaraha xukuumadda F. Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaasoo ka shaqeyndoona arrimaha la xiriira Deeqaha. Unuga […]

Akhriso:-Waa Sidee Saakay Dhaqdhaqaaqa Ganacsi Ee Suuqa Bakaaraha?

21st February 2018 admin 0

Dhaqdhaqaaqii ganacsiga Suuqa wayn Bakaaraha ayaa saaka dib loo furay sida ay sheegeen Guddiga ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Ganacsatada ayaa sheegay inay u […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes