Madaxweyne Gaas Oo Booqday Xaruunta Dowladda Hoose Ee Garoowe

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda ee ku yaala caasimada Garoowe, xarumahaas oo ay ka mid ahaayeen xarunta Dawladda Hoose, xarunta denbi-baadhista iyo xarunta laanta socdaalka iyo jinsiyadaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.