Culumadda Puntland ayaa baaq ka soo saaray Qiimaha iyo adeegyada qaaliga ah ee Xujayda laga qaado

xaj

Culimada Soomaliyeed ee maamul goboleedka Puntland oo kulan sheeshay Magaalada Boosaaso ayaa waxay Baaq kazoo saareen Qaymaha qaaliga ah ee laga qaado Soomalida gudaynaysa Xajka Iyo Cumrada waxayna sheegeen inaan la aqbali Karin qaymaha Qaaliga ah ee ladul saarayo Shacabka Soomaliyeed loona baahan yahay in lajoojiyo.

Dhanka kale Culumada Waxay amaaneen dadaalka Balaaran ee Dowlada Soomaliyeed wado oo ay rabto sidii loo yarayn lahaa qaymaha laga qaado dadka gudanaya Xajka Iyo cumrada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.