Daawo:Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaaladda London halka kuwa kale la dhaawacay

wiilal

Magaalada London ee caasumada dalka Ingiriska ayaa waxaa lagu dilay labo wiil oo Soomali ah wiilashaan ayaa waxaa lagu dilay meelo isu oo kamida Xaafalada Camden oo ka tirsan xaafadaha London, Boliiska Magaalada aayaa ilaa Iyo hada aan cidna usoo qaban waxaana socda Baaritaan.

Ma ahan markii uGu horaysan ooo wiilal Soomaliyeed lagu dilo Magaalada London ama wadanka Ingiriiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.