Gudoomiyihii Degmada Mahaday oo xilkii laga qaaday.

Wareegto ka soo baxday Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka looga qaaady Gudoomiyihii Degmada Mahaday ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Wareegtadaan oo uu ku saxiixnay Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Mahaddaay ,Cabdullahi Maxamed Xuseen (Geeldoox), wareegtadaan kuma xusna sababta ka danbeysa xil ka qaadista Gudoomiyihii Degamada Mahaday ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.